Featured post

How Women, Individually Or Collectively, Have Contributed To Development.

        Over the last few years, women have contributed immensely in the development of their respective countries either collec...

Saturday, 14 September 2019

Robotska Oo Suuqii Shaqada Dadka Ku Haysta

Robotska  Oo Suuqii Shaqada Dadka Ku Haysta
By Saacid M Gelle
September 14, 2019

Waqti aan fogeyn waxaa dadka looga kaaftoomi doonaa baahidii looqabay shaqooyinkii ay qaban jireen. Kaalintoodaas waxaa badalkeeda buuxin doona Robotyo loo farsameeyey inay qabtaan xirfadaha  kala duwan ee dadku ku shaqeeysan jireen. Wadamada dhaca bariga fog ee Asia ayay mar hore Robotyadu ka bilaabeen inay ka howlgalaan ayagoo ka shaqeynaya doorar kala duwan oo farsamooyinka wax soo saarka warshadaha looga shaqeeyo ah. Shaqooyinkii u baahnaa waxbarashada waqtiga aadka u dheer ee loo tirin jirey inaan looga maarmin barashadooda kartida-fikir ee bani'adamka sida qareennimada, dhaqtarnimada iyo macalinnimada ayaa dhawaan tijaabooyin la sameeyey lagu ogaadey in Robotyadu qaban karaan ayna si mug leh oo muuqata dhawaan suuqyada shaqo ee wadamada galbeedka uga howlgali doonaan. 

Dayro iyo walwal badan ayay sayniyahannada iyo dhaqaaleyahanadu si dhiilo leh uga tabinayeen sannadihii ugu dambeeyey kororka dadka aduunka oo si xad dhaaf ah u sii badanaya iyo qayraadka “Resources” oo sii daba yaraanaya, arimahan oo sababteeda loo saarayo waxyeelada Isbadalka cimalada oo kulkeedu isbadaleyey sanadihii dambe "Global Warming". Waxaa sidoo kale la rumaysan yahay in is badalkan hawadu sababi doono in wax soosaarka beeruhu si wayn hoos ugu dhacaan oo ay kaafin waayaan baahida cunto ee uu u baahan yahay dadka tiradiisu xowliga u kordhayso sandba sanadka uu ka sii dambeeyo. Sii badashada Isbadaladan tabani waxay dhiiri galin doontaa xiisaha loo qabo sancaynta iyo adeegsiga Robotyada maadaama aysan Robotyadu u baahneyn cunto, daal iyo caajisna aysanba is aqoon  oo karti iyo wax-soosaarna ka badan yihiin dadka caadiga ah.

Waxa ay qabaan qaar ka mida culumada cilmiga bulshadu "Social Scientist" sida Yuval Noah in ay lagama maarmaan noqon doonto waqti dhow in wax la iska waydiiyo baahida iyo waxtarka aduunka casrigaahi u qabo nolosha dadka fakhriga ah, taas oo hadey timaado sababi karta in si dadban iyo si aan dadbanaynba in loogu baahan karo dhimis lagu sameeyo maadaama baahi badan oo loo qabi doonaa aysan jiri doonin hadii shaqaooyinkii muruqmaalnimada ee ay qaban jireen  ay Robotyadu  ka la wareegaan.

‘Hadii lagu guuleysto tijaabooyinka Robotyada waxay dadka kuwooda aadka qaniga u ah "Wax-haysatada" isku badali doonaan Allahyo yaryar halka kuwa fakhrigaana ayba suurto gal noqon doonto in lagaba kaaftoomo baahidooda, Inta Robotyada tijaabadoodu socoto lana hubinayo inay buuxin karaan shaqooyinka kala duwan ee loo farsameyey waxaa Xoogsatada iyo Wax-mahaysatada ah iyo warasadoodaba lagu sii maaweelin doonaa computer games, TV programs iyo isticmaalka muqaadaraatka noocyadiisa kala duwan’ ayuu yiri Yuval mar uu dhawaan barnaamijka TED fagaarihiisa ka hadlayay magaalada London.

Saacid M Geelle
saacidiin@hotmail.com

Maalinta Haween- Weynaha Aduunka


Maalinta Haween- Weynaha Aduunka
‘’Soo dhawoow, Sideedii Maarso Soo Dhawoow’’
By Saacid M Gelle
March 8, 2015

Maalinta Haweenka Aduunka ama International Women's Day (IWD), sidoo kalana ah 'International Working Women's Day' waa maalin wayn oo Umadaha aduunka oo aan ka mid nahay u asteeyeen xusida iyo xurmaynta kaalinta haween waynaha caalamku ku leeyihiin horumarka umadahooda sida kaalinta Dhaqan, Dhaqaale iyo Siyasadeed.

Maalin wayn oo bulshooyinka ilbaxa ay u muujiyaan garowshiiyo iyo naxariista ay u qabaan haweenkooda oo sida hubaasha ahna ah aas-aaska bulsho ama laf dhabarta nolosha insaanka.

Hooyooyinka xaqooda iyo xurmadooda diinteena meel cad ayay iska taagtey oo in badan ayay meelo kala duwan ku xustey. Mid ka mida axaadiista rasuulka NNK laga wariyeyna ayaa ina baraya, iska dhaaf aduunyadee in Aakhirada janada lagu kasbanayo wanaajinta, iyo daryeelka hooyada oo janaduba taalo hoosta lugaha hooyada: الجنة تحت أقدام الأمهات . Guud ahaan wanaaga haweenku mudan yihiin maahan mid malin qura lagu xusi karo ee waa mid joogto ah oo ay mudan yihiin daqiiqad walba in loo ogsoonaado. Maalintaana ay tahay maalin si gaara la isugu baraarujiyo dayaca iyo dhibaatada haweenka ku haysata daafaha caalamka haba ugu darnaadeen wadamada dagaalada sukeeyo aafeeyeen iyo kuwa dhaqaalahoodu hooseeyo.

Wadamada caalamku si guud ka sokow si gaar ah ayaa uu wadan kasta goonidiisa u xusaa maantoo kale maadaama ay haweenka kaalimo kala duwan kaga jiraan bulshooyinka iyo wadamada kala duwan ee ay ku nool yihiin, daruufaha haystaana ay ku kala duwan yihiin.

Haweenka Soomaaliyeed

Haweenka Soomaaliyeed inay na dhaleen oo ay nala dhasheen markii laga so tago, waxay ku qayb wayn kasoo qaateen taariikhdii iyo marxaladihii kala duwanaa ee wadankeenu soo marey ko hor waqtigii xuriyada iyo kadibna. Mar walbana waxay ahaayeen kuwo doorkooda la mahdiyo. tusaaleyaal aan badneyd hadaan soo qaadano waxaan ka xusi karnaa:

1. Waxay u ahaayeen laf dhabar noloshii hore ee miyiga ee adkayd oo ay qaban jireen howl aad ufara badan oo aan ragu qabashadeeda aysan haweysan karin daqiiqado ka mida adeygeeda darteed. Waxay kale oo ay hadeer wali udub dhexaad u yihiin nolosha casriga ah ee magaalada oo ay wali kaalintoodii hore iyo mid ka badanba ka hayaan.

2. Waxay kasoo qayb qaateen halgankii xoriyada ee aan gumaysteyaashii kala duwanaa ee qarnigii sagaal iyo tobnaad wadankeena soo galey ee ka arimin jirey. iyagoo hiil iyo hooba lagarab istaagey dhaqdhaqaaqyadii gobanimo doonka ahaa ee ka bilowdey wadankeena. Waxaa xusid mudan in shacabkeenu garwaaqsadeen kaalintii haweenkii gobonimo doonka oo ay u dhiseen Taaladii Xaawo Taako ee ka taagnaan jirtey Caasimadii wadanka ee Xamar.

3. Xiligii xoriyada la qaatey, waxay haweenku iyogoo jilicsan oo qaarkood ilmo xambaarsanyihiin si iskaa wax u qabso ah uga soo qayb qaateen dhismihii xarumha adeega bulshada sida isbitalada iyo goobihii wax barashada maadaama uu dalku cusbaa wax walbana ay biloow ahaayeen.

4. Halgankii dal-doonka iyo dal-difaaca ahaa ee 1964tii iyo kii 1977 kii ayay aad uga dhex muuqdeen haweenku dhinac kasta. waxay ku jireen ciidamadii Xooga Dalka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan waxayna ka barbar dagaalamayeen raga ayagoo muujinayay geesinimo iyo karti. Waxaa kale oo usii dheeraa taas inay kaalintoodii hooyonimo ee barbaarinta ubadka ay kasoo dhalaaleen ayagoo ku jirey daruufo qalafsan oo xaga dhaqaalaha ah maadaama wadanku uu ku jirey dagaal u baahnaa dhaqaale badan si loo kaabo ciidamada xooga dalka.

5. Burburkii dalka ka dhacey 1990kii ka dib Haweenku waxay noqdeen kuwo ay ku habsatey dhibaatoyinkii dhacayay intoodii badneyd. waxaa kusoo fakatey kaalintii raga iyagoo reerkii u noqdey aabe iyo hoyaba maadama dalkii burburey haydihii dowligaa ahaana oo loo shaqeyn jireyna meesha ka baxeen. Haweenku waxay guntiga u xirteen sidii daruufaha adaga ay uga gudbin lahaayeen qoysaskooda.

6. Qurbaha markii layimid ee laga soo qaxey wadankii, Haweenka Soomaaliyeed waxay kala kulmeen wadamidii ay usoo qaxeen dhibaatooyin badan oo xaga fahamka nolosha cusub ah iyo afka looga hadlo wadamadii kala duwanaa ee ay u qaxeen. Waxay wali kujiraan daruuftii adkayd ee la tacaalida iyo korinta familka Soomaaliyeed ee horeyba ugu haysatey wadankii. dadka inta qurbaha timi waa ay dareemi karaan nolosha dhabtaa ee ka jirta qurbaha iyo sida hooyada Soomaaliyeed wali ugu halgameyso korinta ubadkeena, Waxaa kale oo muuqatey sida aabeyaal badan aysan uga soo dhalaalin masuuliyadii aabenimo markii qurbaha la yimi.

7. Kawarqabka iyo taakuleynta eheladii wadankii ku hartey dumarku waxay ka galeen kaalin wayn oo raga kulama sina deeqbixinta iyo naxariista oo waa iyaga kuwa inta badan ka warqaba waaridkii iyo walaalahooda wali ku nool wadankii.

Wanaaga Haweenka oo kan hooyanimadu ka mid tahay waa mid aan shaki la galin karin muhiimadiisa iyo mugiisa, waana mid ay amaan iyo qadarin badan ku muteysteen, ayna tahay in goor kasta la xuso loogana mahad celinyo. Waxaa kale oo wanaagsan in daryeelka iyo u naxariistooda la hubiyo oo laga soo bilaabo markii gabadhu dhalato ilaa markey hooyada wayn noqoto la garab taagnaado si gaarana loo taageero. Hooyada Soomaaliyeed gudo iyo dibadba dhibaato muuqata iyo mid aan muuqan ayaa haysata waxaana muhiim ah in loo damqado oo looga hiiliyo daruufaha nololeed ee xili kasta soo haystey walina ay kusii sugan yihiin.

IFKA HIBO KU NOOLOOW AAKHIRO HALKII ROON  'Abwan Hadrawi'.

Saacid M Geelle

Peacebuilding Initiative And Policy Options For International Alert In Somalia


Peacebuilding Initiative And Policy Options For International Alert In SomaliaBy Said M Gelle

February the 2nd of 2016

1. International Alert – brief background and mission
              International Alert (IA) is a UK based independent peace and security building organisation that was founded in 1986. The IA  has been working for over 20 years in more than 20 countries and territories all over the world to strengthen and promote the foundations for lasting peace and security in communities affected by violent conflicts as well as the governments, and other international bodies that work for sustainability of peace and security around the world. Text Box:
The general aims and objectives of International Alert are to achieve the three missions: first, to work directly with community or country affected by conflict by supporting them in seeking lasting solution to peace in the region. Secondly, shape international practice and policy that peace building. Finally, strengthen the expertise and public profile of peace-building sector.
International Alert is in a relative position in relation to the Somalia national reconciliation and peace building efforts since its programs deals with the issues faced in the long- time running armed conflicts. Such issues include aid ineffectiveness, climate change, gender and sexual violence, kidnappings, and discrimination, peace and economy, security and training.

2. Brief history of Somalia
Somalia is a semi-arid least developed country (LDC)     located in the Horn of Africa lacking mineral resources. The Somalis have been subjected to harsh and difficult conditions inflicted by fellow Somalis under military and democratic regimes. After the independence, the democratic regime (1960-1969) failed to meet the expectations of Somalis leading to insecurity, poverty, corruption, and nepotism in state institutions. The democratic regime of president, Abdirahid Ali Sharmarke, was overthrown by military in October 1969 led by General Mohamed Siad Barre that made the situation to be even worse. The military leaders were under-educated and too corrupt to run state institutions of the country. However, Siad Barre’s obsession with power and control of state institutions to the benefit of his clan made it clear to the rest of other clans to realize that he was not fit to be a national leader. Furthermore, corruption and insecurity became a norm of the day under Barre military regime.
The opposition took the advantage of Somali engaging in war with Ethiopia between 1977 and1978 as an opportunity to oust Barre regime. The attempted coup failed and in turn Barre regime used excessive force on the perceived members of Majerteen clan believed to be behind the coup. Other clans like Isaaq, Mirifle Ogaden, Digil and Hawiye joined Majerteen clan in waging war against the military regime. The above event became the genesis of the civil war in Somalia for the last 25 years.
After the central government of Somalia under Barre's regime fell in 1990, the phenomenon of warlord began. The rebels who deposed Siad Barre in 1991 struggled for power pitying Ali Mahdi Muhammad (president of the transitional government) against his fellow clansman (Hawiye), General Mohammad Farrah Aideed (the USC's chairman). The four months conflict between the two leaders led to the destruction of downtown landmarks in Mogadishu, killing and displacing of residents. The United Somali Congress rebel movement caused unfortunate violence and chaos. Since then, Somalia has been ruled by lawlessness where militia groups of stronger clans control political power and resources of various regions in Somalia. Several ways to form a government in Somalia since 1991 have been hampered by warlords quitting peace accords (Bush & Duggan, 2013, pp.13-18).
Following the brutal conflict between Ali Mahdi Muhammad and General Mohammad Farrah Aideed, the United Nations intervened to oust Farrah Aideed in 1991 led by the US in "the Operation Restore Hope." The operation was intended to save the starving Somali women and children and provide humanitarian aid. The General Mohammad Farrah Aideed mobilized the different warring Hawiye sub-clans to fight a common enemy, the UN peacekeeping forces. It was the period that the clans united and realized that they are Somalis and recognized Farrah Aideed to be their hero. The clash between the UN peacekeeping forces and Gen Aideed's Militia in Mogadishu was a big blow to the international community effort to supply aid. 18 US soldiers and many Somali civilians lost their lives when General Aideed militia brought down Black Hawk Down and used civilians as a human shield respectively.
The heads of the Intergovernmental Authority on Development (IGAD) countries initiated to set up a transitional federal government (TFG) at the Somali National Reconciliation Conference in Nairobi Kenya. The newly formed TFG continued to remain several months in Nairobi due to security concerns caused by Hawiye clan warlords in the Somali’s capital Mogadishu. The Hawiye clan warlords and same members of the parliament were not happy with the formation of TFG cabinet and blamed the president of plotting war against them while also pointing fingers members of his ministers as supporters of Ethiopia. Thus, they regrouped themselves in Mogadishu and refused to work with the new administration that was still in exile in Nairobi.In 2005, the TFG relocated its base in Baidoa while Somali parliament convened in 2006 for the first in the a Somalia.
The Union of Islamic Courts (UIC) established clan-based Islamic courts in June 2006 after fighting and defeating the Mogadishu's warlords backed by armed militias. For the first time since 1991, peace was restored in capital of Somalia, airport and port reopened especially in Mogadishu that the TFG could not give. The locals were contented with actions of UIC despite the group being too radical for most Somalis. For example, it banned watching of foreign soccer on TV. The actions of UIC led to falling of warring factions and weakening of the government. The president had to call for support of the international community to weed out UIC. The international community claimed that UIC was a terrorist outfit due to its radicalization of Somalia youths.

3. War against terrorism
The lawlessness of Somalia led to Al-Shabab group form and declare their allegiance to Al-Qaeda (a global Islamist terrorist group). Al-Shabab started to carry out their training and hiding in the country. Since this organisation came to exist, Somalia has been harbouring terrorist groups that have been causing havoc both in Somalia and neighbouring countries like Kenya and Uganda King, E., & (Matthews, 2011, p.275).
Al Shabab has been carrying out terrorism activities in neighbouring countries. For example, it set up grenades in Kampala, Uganda that killed football fans watching the 2010 world cup. In 2012, it kidnapped tourists at the Kenyan coast bordering Somalia.  In September, 2013 Al-Shabaab killed 72 people in Westgate a popular Kenyan shopping centre in Nairobi. The above incidences hindered arrival of tourists in Kenya, which is among the backbones of the Kenya’s economy. The Kenyan government took a direct intervention in conjunction with Ethiopia, Uganda, and Burundi to hunt down Al Shabab terrorists in southern Somalia. The action of Kenyan government demonstrated that Al-Shabaab  to launch attacks in Kenyan cities last few months.
The African Union decided to intervene to address the challenge of terrorism in Somalia by sending AMISOM mission to combine efforts with the Kenyan, Ugandan, Ethiopian and Burundian forces to weed out Al Shabab terrorists in Somalia. The approach is praised since it is as an "African solution to an African problem." Currently, AMISOM troops are in Somalia although they are not effective in their operations since the situation on the ground is still unstable. The Al-Shabaab crisis is complex since the AMISOM troops, just like UNITAF and UNOSOM forces have faced armed confrontation with local groups. The intervention of the African Union has spurred the renewal efforts by the international community. The international community calls the UN Security Council Resolution to extend the presence of AMISOM troops in Somalia and increase of troops.
The International Alert can help to fight terrorism through funding the AMISOM troops under the hospice of African Union. The AMISOM mission lacks funds to maintain the upkeep of troops in Somalia. The International Alert should partner with European Union to fund the AMISOM mission.

3. Piracy off the coast of Somalia
The long-time absence of functioning government in Somalia pave the way the establishment of Pirate groups at the coast of Somalia which last became a major threat to international shipping in the coast of East Africa.   The ravaging civil war and worst droughts in the last 25 years exacerbated the situation of millions of Somalis and led them to flee in the neighbouring countries while the rest became internally displaced.  These above endless chaos phenomena resulted piracy since the militia groups saw it as an opportunity to recruit youngsters and purchase weapons. Majority of Somali youngsters are unemployed and lack source of income. They decided to engage in kidnapping and piracy along the Somalia coast. The pirates are disowned and secluded by their clans in Somalia since their activities are considered immoral due to their engagement in prostitution and drug abuse. In Somali culture and society, it is unforgivable for someone to engage in the above acts. The outcast pirates hang with gangs and militia groups to cause insecurity especially in southern Somalia. Also, the general insecurity in the country is contributed by severe cycles of flooding and drought food shortages (Menkhaus, 2013, pp.56-67).
The shipment of food and aid by international donors is made difficult by the pirates off the Somali coast. The international community has tried to defend their ships from piracy along the commercial routes. For example, they deployed the EUNAVFOR Atalanta (the EU missions), the new Regional Maritime Capacity Building operation (RMCB) and the NATO to counter-piracy operations along the Gulf of Aden. The above intervention yielded no change so far.
The International Alert can help eradicate piracy and kidnapping through empowering Somali youths with alternative remunerative activities. One of the viable solutions the International Alert can provide eradicate piracy is through initiating development projects that can generate an alternative source of income and personal security since they are the causes. The international community failed to realize the cause of piracy.
The International Alert will be faced by the following current developments that raise issues and problems which have been obstacles to peace development in Somalia. First, Somalia lacks resources to cater for her citizens. The International Alert should address the cause of conflict (scarce access to resources and widespread poverty) which addresses not only just central authorities but also local realities. Peace hinges on economic development, human rights reforms and good governance and infrastructure. Secondly, the international community does not support peace progress in Somali as they are not safeguarding the fulfilment of the accords signed by the warring parties. Finally, the warlords are determined to maintain status quo in Somali to their own benefit.
The International Alert has to provide a viable solution on how the different clans can share the limited resources. Based on past and present conflicts in Somali, most persistent and determinant factor is aggressive competition for power and resources. The different clans and militia groups want to control key ports and airports, city like Mogadishu, Kismayo and Baidoa, banknotes, regions rich in natural resources and important checkpoints.
The contributing causes to the conflict include the following: First, availability of weapons from some foreign countries such Ethiopia and Yemen who regularly send military equipments and other means of supports to the groups fighting in the country including the current Federal government of Somali led by President Hassan Sheikh Mohamud whose government have not strong military institutions that can manage and control these military supplies.
Secondly, unemployed youths were easily manipulated by elites driven by greed to join militia groups that create conflict. Also, Somali culture promotes use of force as a means of settling scores, thus contributing to civil war (Omeje & Hepner, 2013, pp.45-56).
Finally, the misuse of clan identity- the opposition rebel groups misuse clan identity in Somali to cause civil war. The leaders of USC emphasized grievances faced by the Hawiye clan to convince them to fight the state while the SNM leaders the Isaq clan. The Somali Democratic Movement (SDM) organized the Mirifle and Digil clans. During the General Mohamed Siad Barre tenure, he relied on Mareehan sub-clan of Darod clan. The opposition (SSDF) leaders relied on the Majerteen sub-clan also from the Darod clan. The Somali Patriotic Movement (SPM) relied on Ogaden sub-clan also of the Darod clans.
The allegiance to rebel groups from shifted from clans to sub clans after the civil war. Despite General Mohamed Farah Aideed and Ali Mahdi Mohamed belonging to the Hiraab sub-clan, their supports identified themselves based on whether they are the Muddullod or the Habargidir sub-clans. It shows that the warlords misuse clan identity as an instrument to mobilize their forces.

4. Major international actors in Somalia
           The major international actors working in Somalia include the European Commission Strategy for the Implementation of Special Aid to Somalia (SISAS) under European Union, the IGAD Support Mission to Somalia (IGASOM) . United Nations Political Office in Somalia (UNIPOS), the AMISOM mission under the African Union (AU). And money more international and local nongovernmental organisations.
The main objectives of SISAS are poverty alleviation and promotion of a more democratic, equitable and peaceful society. SISAS pumped millions of euros in its Rehabilitation Programme in December 2003. More funding was allocated for Somalis in subsequent years. The SISAS used the funds for Rehabilitation programme that emphasized onto peace building, good governance, food security, rural development, support of private sector and social services like education, water, and health.
The EU has been the biggest donor to Somalia peace building. It provided financial support in 2002 and 2004 for Somali peace conferences and emergency assistance that led to the formation of TFG. In 2006, Transitional Federal Government signed a Memorandum of Understanding (MoU) to partner in promoting peace building, democracy, security and poverty eradication. About 10 million euros were granted by the EU in August 2007 under the SISAS in humanitarian aid to finance projects like safe drinking water, food security, and health.
The United Nations established the United Nation Nations Office for Somalia (UNPOS) on the 15 the April 1995 in order to help advance peace and reconciliation in Somalia. UNPOS plays a key role in leading political peace-building activities and updates the current issues in the country to the UN Secretary General Ban Ki Moon. UNPOS has supported various initiatives aimed at promoting peace and national reconciliation through dialogue between Somali parties.
The AMISOM was deployed by African Union to: support TFIs in stabilizing Somalia through dialogue and reconciliation. Facilitate Somalis to be provided with humanitarian aid. Create conducive conditions in Somalia for long-term development, stabilisation, and reconstruction.

5. Recommendations
The International Alert should initiate projects and programs that sensitize on the dangers of female genital mutilation on the health of females since it is practised in Somali culture. Moreover, women are discriminated in the political arena. It should advocate for gender issues to attain peace in Somalia through lobbying international, regional, and national policymakers.
Secondly, it should engage in Small Arms and Light Weapons (SALW), Security Sector Reform (SSR), Community Security, Disarmament and Demobilization, and Reintegration (DDR) programs to bring security. The Somali militias cannot be integrated since they live within their clans.
In addition, it should train individual organisations and practitioners on peace building activities since most of militia groups who attend a peace conference do not know how to negotiate. Finally, it should focus on topics like good governance, supporting women's organisations, social inclusion, and support of business, civil society, and development organizations. Also, it should promote emerging democratic practices, human security efforts (van Tongeren, 2013, pp.39-43).


References
1.     Bush, K., & Duggan, C. 2013. Evaluation in Conflict Zones: Methodological and Ethical Challenges. Journal             of Peacebuilding & Development, 8(2), 5-25.
2.     King, E., & Matthews, R. O. 2011. New Agenda for Peace: 20 Years Later, A. Int'l J., 67, 275.
3.     Menkhaus, K. 2013. Somalia: State collapse and the threat of terrorism (No. 364). Routledge.
4.     Omeje, K., & Hepner, T. R. (Eds.). 2013. Conflict and Peacebuilding in the African Great Lakes Region. Indiana University Press.
5.     van Tongeren, P. 2013. Potential cornerstone of infrastructures for peace? How local peace committees can make a difference. Peacebuilding, 1(1), 39-60.

Websites
1-    BBC timeline of African countries, Somalia. Browsed on 28th April, 2014 http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-14094632
2-    International Alert  a peace building and security international organisation. Browsed 5th of  May, 2014  http://www.international-alert.org/history
3-    World Policy Blog,  Combating piracy on the coast of Somalia. Browsed on 2nd of May 2014 http://www.worldpolicy.org/blog/2011/02/23/combatting-piracy-international-waters
4-    United Nations Political Office in Somalia (UNIPOS) website browsed on 05th of may, 2014.  http://unpos.unmissions.org/Default.aspx?tabid=9707&language=en-US

By Said M Gelle
saacidiin@hotmail.com